Daawo Sawirro: Kulankii Helsinki ku dhexmaray Madaxweyne Trump & dhigiisa Putin

Madaxweyanaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan rumaysnayn in Ruushka uu farogelin ku sameeyay doorashadii Mareykanka 2016-kii ee uu isaga ku guulaystay. Donald Trump wuxuu sidoo kale sheegay inaysan jirin sabab uu Ruushka uu saamayn ugu yeesho doorashada. Trump ayaa hadalkani sheegay kaddib markii uu maata kulan saacado qaatay uu caasimadda Finlad ee Helsinki kula … Continue reading Daawo Sawirro: Kulankii Helsinki ku dhexmaray Madaxweyne Trump & dhigiisa Putin